Wariye Caan ah oo Wareestay Jeneraal Abuukar Xuud oo Caawa la xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska ee magaaladaasi ka howlgala xabsiga dhigeen Wariye Cabduqaadir Faarax Dulyar oo ka howgala  Muqdisho. Wariyaha ayaa magaalada Baladweyne duleedkeeda Wareysi kaga soo qaaday Jeneraal Abuukar Xuud oo ciidamo badan ku heesta Duleedka magaalada Baladweyne, Jeneraalkan ayaana kasoo horjeeda maamulka Hirshabelle … Continue reading Wariye Caan ah oo Wareestay Jeneraal Abuukar Xuud oo Caawa la xiray